Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti uga sii gudbay

0
Turkish President Recep Tayyip Erdogan (L) and President of Somalia Mohamed Abdullahi Mohamed (2nd L) walk past the honor guards during an official welcoming ceremony at Presidential Complex in Ankara on April 26, 2017. / AFP PHOTO / ADEM ALTAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomalia Maxamad C/llahi Farmaajo ayaa u ambabaxay Dalka Turkiga Kadib Casuumaad Rasmi ah oo uu ka helay Dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb gali doona shirka xisbiga talada haaya ee turkiga AK party.

Arrimaha Labada Madaxweyne ay ka wada hadli doonaan waxaa kamid ah, Xiriirka labada dal,Iskaashiga Dhaqaalaha,ammaanka iyo horumarinta Ganacsiga iyo Maalgashiga, Turkiga waa saaxiibka soomalia ugu dhaw Marka laga hadlo Xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo Caawimadda hagar la’aaanta ah ee turkiga soomalia la garab taaganyahay.