Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo U Amba Baxay Dalka Ereteriya.

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Goordhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee Dalka Eriteriya

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Waxa uu Halkaasi wadahadal Kulan yeenlan Doona Dhigiisa Madaxweynaha Dalka Eriteriya Mudane Isaias Afwerki Waxaana Lagu wada In Ay Ka wahadlaan xoojinayo xiriirka labada dal iyo Hormarin Gobolka Geeska AFrica

Safarka Madaxweyha Ayaa Yimid Kadib Martiqaad Rasmi Ah Oo Ka helay Madaxweynaha Dalka Eritariya halkaas oo inta uu ku suganyahay uu waahadalo kula yeelan doono madax kala duwan.

Related posts

Nicholas Key oo si Toos ah usoo faragaliyay isku-shaandheynta Wasiirada Somalia.

admin

Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab oo ku Dagaalamay Gobolka Hiiraan

admin

Shirkii Amaanka waxaa lagu soo saaray Sharci la dagaalama Argagaxisada.

admin