Somali News

DEG DEG :- Madaxweyne farmaajo iyo Madaxda maamulada Dalka oo si wada jir ah ula hadlaya Saxafada

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia waxa ku so dhamaday wajigii hore ee shirka Madaxda DF iyo kuwa Maamul Goboledyada .

Sida u no xaqiijiyay shaqsi ka mid ah howl wadeenada Villa Somalia labada dhinac waxay saacad ka dib si wada jir ah ula hadlayaan saxafada.

Sido kale shaqsigaani oo diiday in aanu magaciisa shaacino waxa uu sheegay in qodobadi madaxda ay ka wada hadashay dhamaystirkooda lo xilsaray gudiyo ka kala socda dhinacyada.

Shirka Madaxda DF iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa shalay ka bilowday maagalada Muqdisho  waxana la soo sheegaya in ila iyo hada aysan wali is qilaafin madaxdi  wada hadlaysay.

Related posts

Dowlada Somalia iyo Dowlada Japan oo kala saxiixday Mashruuc lagu hormarinayo Waxbarashada Gobolka Gedo

admin

Daawo: Xubnaha Aqalka Sare ee Jubbaland oo Kulankooda ugu Horeeya ku Yeeshay Magaalada Kismaayo Maxayse ka wada Hadleen????

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay Xaalada Somaalida Yeman iyo Maamul u samaynta Gobalada Dhexe+ Waraysi k24

admin