Madaxweyne Farmaajo iyo Ciidama isku Dhafka ah Ee Gaalkacyo Kulan Yeelan Raba Sababaha.

0

madaxweynaha somalia maxamed cabdillahi farmaajo oo ku sugan magaalada taarikhda raadka dheer ku leh somalia ee gaalkacyo ayaa waxaa wadaa in uu kulan la qaato ciidamada isku dhafka ah ee ay samaysay dowlada somalia si ay uga hortagto dhibaatooyin danbe ama dagaalo ka dhacay gobolka mudug gaar ahaan magaalada gaalkacyo.

madaxweynaha ayaa dhiiragalin u samayn doonaa ciidamada isku dhafka ah iyo taliyaasha ciidanka sida ay u hayaan howlaha dadweynaha.

sidoo kale waxaa uu furi doonaa kulamo ku saabsan dib u heshiis laga dhaqan galiyo guud ahaan gobolka mudug.

waxaa uu madaxweynaha uu kulamo la qaadan doonaan madaxda dowlada goboleedyada puntland iyo galmudug,culumada, dhaqanka.