Animation

Madaxweyne axmad madoobe oo guriga martida ee magaalada kismaayo ku qaabilay danjire keating

no responses
Wednesday August 23, 2017 - 12:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Guriga martida ee Magaalada Kismaayo, ku qaabilay Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating.

Kulan gaar ah oo ay yeesheen Madaxweynaha iyo Danjire Micheal Keating waxaa diirada lagu saaray Arimaha Siyaasada dalka, iyo amaanka iyadoo Micheal Keating u Jubbaland ku amaanay sida ay oga go’an tahay, dhismaha hanan Xasiloon oo Siyaasada dalka lagu jiheeyo iyo sidii amaanka wax wanaagsan looga qaban lahaaa.

Kulankan waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Madaxweyne ku xigeenka Koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan.