Somali News

Madaxweynaha Somaliya mudane Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Asmara.

Madexwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Dalka Eritrea isagoo uu halkaasi ku soo dhaweeyay Madexwaynaha wadankaasi Isaias Afwerki,.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doona xoojinta xiriirka labada Dal iyo qaabkii loo hormarin lahaa iskaashiga iyo isu soo dhawaanshaha Wadamada Geeska Afrika.

Hoos ka daawo sawirada

Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor

 

Related posts

TOP NEWS: Su’aaalo weydiintii Raisul Wasaraha Xukuumada oo Dib u dhac uu ku yimid iyo Xildhibaanada oo iska soo gaba gabeeyay ku…

admin

Daawo Sawirro: Madaxweynaha yaman oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaliya u fadhin doona Dalkaasi

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Madaxweynaha Soomaliya oo Markii Ugu Horeysay ka hadlay Dadka Abaaraha ay Saameyen isagoona ku baaqay in Gurmad dag dag ah loo fidiyo

admin