Animation

Madaxweynaha Puntland oo Guddi u saaray Qiimeynta waxyeelada Duufaanta

no responses
Wednesday November 11, 2015 - 4:46 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwlai Maxamed Cali Gaas ayaa manta magacaabay gudi qiimeeya dhibaatada iyo saamaynta Duufaamahii ka dhacay Puntlabd labdii todobaad ee u dambeeyey, Guddigan ayaa tagaya dhamaan gobolada iyo deegaamada ay haleeshay duufaanta.

Guddiga ayaa ka kooban.

1.Wasaaradda arimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga.

2.Wasaaradda Caafimaadka

3.Wasaaradda horumarinta haweenka iyo arimaha qoyska

4.Wasaaradda Waxbarashada iyo Taliinta sare

5.Hay,adda HADMA

6.Hay,ada PHA

7.TVga iyo Raadiyaha Dowladda

8. Gudoomiyayaasha Gobalada iyo Degmooyinka duufaantu ku dhufatayDigreeto