Somali News

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed oo kahadlay Xasuuqii Galkacyo.

Madaxweynaha Dowlad Gobleedka Koonfur Galbeed Mudane C/ Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa baaq udirey Dowlad Goboleedka Galmudug in Jawaab Deg Deg ah Naga soo sii-so Labadii dhacdo ee ka kala Dhacay Dhuusmareeb iyo Gaalkacyo lagu laayey Dad Masaakiin ah oo Ganacsata ah oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku noolaa Deegaanadaaasi.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sido kale sheegey in Guddi Ka Kooban Wasiiro, loo xilsaari doono oo soo oganeya Xaqiiqada Dhabtaha Dhacdooyin kaasi ,

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen , ayaa Bulshada Reer Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku nool Deegaanada Galmudug u shegey in dib udajin loo sameynaayo ,hadii la idin ku haayo Jirdil , Xarig , Xeebsoco, in dib aad ugu soo laabataan Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso Soo labashadiin ayuu yiri”

Madaxweynaha ayaa Bulshada Reer Koonfur Galbeed Ugu baaqey in ay is dajiyaan inta dowlad Goboleedka Galmudug Jawaab Deg Deg ah ka soo bixineyso ayuu ku sii darey

Related posts

Top News: Mareykanka oo Safaaradiisa uu Jabuuti Ku Leeyahay arimo amni daraadeed u xirey, kadib markii……..

admin

WARBIXIN: Baarlamanka Jubbaland Oo Fadhigoodii 16aad Kaga Doodey Arimo Muhiim Ah Oo Ku Saabsan………………………….(Warbixintan Oo Faahfaahsan Muqaal-na Wadata Ayaan Idin Wadnaa)

Tifaftiraha K24

Gudoomiyaha Guddiga Xuduudaha Madaxa banaan oo Madaxda dalka kula taliyay in aysan ka aamusin arrinta Baladxaawo.

Sakariye Sakariye