Arimaha Bulshada Breaking News Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Madaxweynaha Hirshabelle oo u magacaabay taliye cusub Ciidanka NISA ee gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto uu soo saarey waxa uu ku magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka Nabadsugida gobolka Hiiraan iyo  ku xigeenkiisa.

Taliyaha Cusub ee Nabadsugida Gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabey Colaad Cabdulaahi Cismaan halka taliye ku xigeen loogu magacaabay

Wareegtada oo ku taariikheysan 1/9/2018 ayaa sidoo kale xilalkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Cabdi Maxamed Cali Aweys iyo ku xigeenkiisa Cabduqaadir Maxamuud Owbakar.

Related posts

Warar dheeraad ah: Weerar Bambaanooyin ah oo Cawada lagu qaaday Guriga Mid kamid ah Guddoomiyayaashii Hore ee Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Tifaftiraha K24

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo Degreeto ku magacabay….

admin

TOP NEWS: Dhageyso galmudug oo fariin cad u dirtay dowladda federaalka iyo maamulka ahlu-sunna xili wararka qaar ay sheegayan in…..

Tifaftiraha K24