Animation

Madaxweynaha Galmudug uu wehliyo Taliyaha booliska Soomaaliyeed ayaa Galabta gaaray magaalada Cadaado kadib safar uu mudo labo ceshe ah uu ku tagay Magalada Muqdisho

no responses
Saturday October 8, 2016 - 4:04 under Somali News by admin
mqdefault

Maanta waxaa soogaaray magaalada Cadaado wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed una ku wehliyay Taliyaha Ciidanka booliska Soomaliyeed sareeyo gaas Maxamed Shiikh Xasan xaamud, wafdigaan ayaa waxaa goroonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Galmudug Mudane Maxamed Xashi Cabdi iyo Gudoomiyaha baarlaanka Galmudug Cali Gacal Casir Xubna labada golle ee Dowlada iyo bulshada rayid ka ah.

Garoonka ayaa ahaay mid aad loo camiray ayaa ciidaada booliska Galmudug waxa ay ku soo bandhigeen gaada kaciyaar kalduwan ayadoona cutub kamid ah ciidanka booliska ay salaan sharaf ka qaateen madaxweynaha Galmudug.

Madaxweynaha ayaa warbaahinta kula hadalay garoonka diyaradaha asigona kawarbixiyay safarkii uu ku tagay magaalada muqdisho waxa uu sheegay in uu la kulmay safiirka mareeykan arintii dhawaanka dhacday bariga magaalada Galaakacyo asigoona sheegay in ay isku afgarteen waxyaabihiin ay kawada hadleen ayna mareeykanku garaawsaday in dhacdadii ay ahayd mid qalad ku dhacday ayna raali galin kabixinayaan waxa ayna sheegeen in aysan arintaas soo laaban doonin.

Waxaa uu sidoo kale ka hadlay dagaalada Gaalkacyo waxa uuna sheegay in uu kaxunyahay dagaal ka dhaca Gaalkacyo asigoona ku baaqay in colaad daas la joojiyo shacabka Gaalkacyo waa walaalo mana haboona in markasta dhibaato loo geeysto , waxaana rajeeynayaa in maamulka Gaalkacyo uu dhawaan hal maamul gacanta ugali doono ayana tahay in aan mar kale colaad la hurin ayuu dhahay.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaliyeed sareeyo gaas Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo mudo maalmo ah ku sugnaadoona magaalada Cadaado ayaa waxa uu tababar u soo xiri doonaa ciidan kamid ah booliska Galmudug oo uu mudo tababar uga socday magaalada Cadaado.

1 14492613_10206057648879071_3869508734045027659_n 14495371_10206057650479111_4071538913791676128_n 14523051_10206057644998974_7647433142643802400_n 14567978_10206057650919122_5869897988711237893_n 14590336_10206057649599089_2000171505213170588_n-copy 14590336_10206057649599089_2000171505213170588_n 14590446_10206057645998999_4904397646689290164_n-copy 14590446_10206057645998999_4904397646689290164_n-1-copy 14600698_10206057398192804_1122298873_o-copy-copy 14614216_10206057398832820_1630739764_o-copy-copy 14614216_10206057398832820_1630739764_o-copy-2 14618733_10206057401352883_1742243688_o-copy-copy 14625536_10206057400432860_858560678_o-1-copy-copy 14642360_10206057647999049_8193639635313323698_n-copy-copy 14646849_10206057403232930_2126507275_o-copy-copy 14642138_10206057652559163_1024595949512606098_n-copy-214563362_10206057651959148_3160814810335224965_n14495238_10206057653239180_5744061215044345704_n  request-for-direct-payment-form-copy