Animation

Madaxweynaha Galmudug oo gudi baaritaan umagacaabay dhacdadii dhawaan ka dhacaday bariga Magaalada galkacyo

no responses
Saturday October 1, 2016 - 12:54 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Ayadoo dhawaan ay ciidamada mareeykanka ay duqeyn dhanka cirka ah ay ku dileen askar katirsan ciidamada dowlda galmudug ayaa maanta madaxweynaha Galmudug waxa uu magacaabay gudibaaritaan.

Gudigaan oo kakooban wasiiro Saraakiil sarsare oo katirsan Galgudug iyo Maamulka Gobolka Mudug gudigaan ayaa waxaa hogaaminaaya wasiirka Amniga gudaha Galmudug cismaan ciise nuur taar dhuleed warqada ayaa u qorneed sidan hoos uxusan

002

Facebook Comments