Animation

Madaxtooyada Dowlada Galmudug oo beenisay warqad been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada kuxariiraan

no responses
Monday October 3, 2016 - 12:03 under Somali News by admin
mqdefault

Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa beenisay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada kuwada xariiraan oo lagu durayo warqad dhawaan ka soobaxaday xafiiska madaxweynaha Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo lagu sheegayo in hakad lagaliyo howlaha dowlada inta lagu gudajiro arimaha doorashooyinka  balse warqada been  abuurka ah lagu sheegay in ciidamada dowlada Galmudug looga shakisanyahay in ay ku milanyihiin Alshabaab.

Agaasimaha madaxtooyada Dowlada Galmudug Mudane Maxamed Cabdi Adan ayaa maanta waxa uu soosaray warqad arintaas lagu beeninayo warqada ka soobaxday xafiiska ayaa waxa ay u qorneed sida tan

warsaxaafadeed

warqad-lagu-beeninayo-warqad-been-abuur-ah-oo-lagu-baahiyay-baraha-bulshada-kuawada-xariirto-oo-ka-sobaxady-xafiiska-agaasimaha-guud-madaxtooyada-galmudug