Somali News

Madaxii Shirkadda Boeing Oo Shaqada Laga Eryay Iyo Sababta Keentay

In kabadan 340 qof ayaa shilalkaasi ku dhintay, waxaana shilalkaasi ka dhashay shaki ah in ay jirto cillad weyn oo haysata nooca diyaaraddaasi, waxaana shirkaddaasi lagu eedeeyay in ay faa’iidadeeda ganacsi ka doorbidday badqabka dadka isticmaala diyaaradaha ay sameyso.

Qoysaska dadkii ku dhintay shilalkaasi ayaa soo dhaweeyay in shaqada laga eryo Muilenberg balse waxa ay durbaba shaki ka muujiyeen ninka lagu baddalay oo muddo dheer isna ka tirsanaan jiray maamulka sare ee shirkaddaasi.

Related posts

Gudoomiye Faysal Cali Warabe oo shaaca kaqaadey.

admin

Xasaasi: Waxbadan ka ogoow Qorshaha Damul-jadiid ay u dhigtay Guddiga Xalinta khilaafaadka Kadib Markii 5 kursi ay kasoo reebtay 11-kii kuraas ee horay loo laalay???

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Gudoomiye Jawaari oo Ugandha u Dhoofay

admin