Animation

Daawo Madaxda Puntland iyo Galmudug oo kulmay Heeshisna kala saxiixday

no responses
Wednesday December 2, 2015 - 10:30 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Waxaa maanta Galkacyo ka dhacay hishiis ka kooban 4 qodob kaasi oo u dhexeeya Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug.

Ra’iisul Wasaare Cumar Abdirashiid, Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo baryahanba ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa ugu danbeyntii waxaa ay meel mariyeen hishiis ay kala dhex dhigaan Gaas iyo Guuleed.

Garoonka magaalada Gaalkacyo oo hishiiska lagu kala saxiixday ayaa waxaa uu dhigayaa 4 tan qodob:

hishiis

Gaas-iyo-Guuleed

Qosol-ayaa-ka-danbeeyy-

Facebook Comments