Somali News

Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland oo warmurtiyeed ka dhan ah Xukuumada Somaliya soo saarey.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo ku qaabilay wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Kulanka Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Galmudug waxaa qayb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Puntland iyo Galmudug.

Labada hogaamiye ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen ku sheegay in aysan qayb ka ahayn sharciyada Patroolka, Doorashooyinka iyo Canshuuraha ee uu ansixiyey baarlamanka Somalia isla markaana aysan khuseyn go’aanada Masiiriga ah ee aan wada ogolka lagu gaarin.

Related posts

Maraykanka oo sii wadaya Taageeradda Soomaaliya ilaa laga gaarayo Guul Fiican

admin

Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo hadda ka dagay Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga

admin

XOG: Xagee u Ruqaansadeen Shabaabkii ka baxay deegaanada Puntland Maxaase ka jira wararka Sheegaya in Shabaab ay…

admin