Animation

Mac,hadka IRPAT-ayaa dood kulul dexdhigay qaar kamid ah musharixiinta u tartamaya kuraasta baarlamaanka dalka ,Cadaado

no responses
Wednesday October 5, 2016 - 9:09 under Somali News by admin
mqdefault

mac,hadka irpat ayaa xalay doo adag u qabtay qar kamid musharixiinta u tartamaya aqalka hoose ee dalka ,musharixiintaan ayaa waxa ay ahaayeen afar mushraxshax oo o iskugugu jira rag iyo gabdho ayaa waxaa lagu qabay magaalada cadaado ee caasimada kumeelgaarka ah ee Galmudug.

Munaasabada dooda ayaa waxaa soo qabanqabiyay macadka irpat si loo ogaado waxqabadka iyo heerka aqooneed iyo xirfad ahaan ayaa waxaa su”aalo lagu weydiinayay musharixiinta waxaana dooda ka qeybgalay musharxiina kala ah

1 Cabdixakiim Macalin axmed

2 Cabdulqahi rage xuseen

3 G cabdulqadir Cali diiriye subxaanyo

4 Sacdiyo Maxamed Cilmi

waxaana musharaxinta dooda kala qeybalay markaana  su”aalo kuweydinayaya mausharixiinta qaar kamid ah ergoyinka ladoonayo in soo doortaan baarlamaanka dalka , dooda ayaa ahad mid aad uxiisabadan islamarkaana u soo dhamaatay sidii loogu talagalay.

111 14462906_10206025106065521_2570145269113608737_n 14485092_10206025107625560_8454950626065472108_n 14502800_10206025108145573_6681349315927925836_n-1 14522822_10206025105665511_1125085206301726547_n-1 14522822_10206025105665511_1125085206301726547_n-2 14522822_10206025105665511_1125085206301726547_n 14570244_10206025106745538_4852645704460986582_n