Somali News

Maamulka Soomaliland oo war kulul ka soo saaray qaraxii xalay ka dhacay Buuhoodle

Madaxweynaha Maamulka Soomaliland muuse Biixi ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay magaalada buuhoodle.

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada maamulka soomaliland ee hargeysa ayaa looga tacsiyadeeyay dadkii qaraxa ku dhintay waxaana madaxweynuhu faray laamaha ammaanka in ay baaritaan ku sameeyaan qaabka uu qaraxa u dhacay iyo cida ka dambeysay.

Halkaan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka

Related posts

Xildhibaanada Golaha Shacaba oo maanta Labo Ajande kaga hadlaya fadhigooda

admin

Daawo Booqashadii Wasiir Odowaa iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ay ku gareen…

admin

Maamulka Gedo oo sheegay in la duqeeyay Al-shababkii gaaray Gedo

Ahmed sudani