Maamulka Puntland oo Amaro Cusub dul dhigay Hay’ado ka shaqeeya Gobolka Mudug.

0

Maamulka Puntland ee gobolka Mudug ayaa soo saaray amaro cusub oo ku socda Hay’adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee ka howlgala gobolkaas

Qoraal kasoo baxay Maamulka gobolka Mudug ayaa ku wargeliyay heyadaha inaysan qaban karin shirar aan lala socodsiin ama lagu soo wargelin maamulka, mana cadda waxa xiligan ku soo beegay amarkan.