Animation

Maamulka Jubbaland oo Shacabka Kismaayo ka badbaadiyay Arin qatar ah

no responses
Tuesday September 13, 2016 - 8:53 under Somali News by admin
mqdefault

Waxaa dadka ay ku farxeen Khabar Wanaagsan oo ay ka heleen Laamaha Amniga kaasi oo sheegayey in lasoo qabtay qolyo dhagarta Shacabka maleegayey.

Kismaayo oo ah Xarunta Jubbada Hoose waxa lagu soo bandhigay labo nin oo Al Shabaab katirsanaa xilli ay Qaraxyo Miino dhulka ku asayeen

Waxa Saxaafada lahadlay Cabduqaadir San Jeex oo ka mid ah Saraakiisha Amniga Jubbaland isagoo sheegay inuu alle haleeshiiyey ka hortega dabin ay Cadowgu maleeayeen sida uu warka uyiri.

Labada nin Ee Jubbaland soo qabteen ayaa midkood waxa uu yahay Itoobiyaan Hooyadiis Soomaali tahay oo Qaraxyada Al Shabaab uqaabilsanaa Jubbooyinka.