Animation

Maamulka iyo Howl-wadeenada k24 Waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Ehelada Col Aadan Koronto

no responses
Friday September 16, 2016 - 8:47 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Inaa Lillaahi  Waa inaa ileyhi Raajicuun Tacsi Taaraanyo leh Maamulka Sare iyo Howlwadeenada Shabakada Kismaayo24 waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Gaashaanle Sare Aadan Maxamad Waceys Koronto oo ku geeriyooday dagmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo.

Korneel Aadan Koronto wuxuu ahaa Taliyihii Ciidanka Booliska ee Dagmada Ceel-waaq waxaa kaloo uu ka mid ahaa Ciidankii Xooga Soomaliyeed Dowladii Dhexe waana G/Sare .

Hadaba Maamulka Iyo Howlwadeenada K24 waxa ay Tiiraanyada la qeyb sanaayan Ehelkii iyo Qaraabadii iyo Umadda Soomaliyeed ee uu ka geeriyooday Korneel Aadan Koronto Ilaaheyna waxaan uga baryeenaa Naxariistii Jano in uu ka Waraabiyo.

كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ

إنا لله وإنا إليه راجعون لله ما أخذ ولله ما أعطى وكل شيء عنده بحساب واجل مسمى أسال الله العلي القدير ان يرحمة ويسكنه فسيح جنات