Animation

Maamulka Iyo Howl-wadeenada K24 Oo Hambalyadda Ciida U Soo Diraya Dhamaan Akhristayaashiisa

no responses
Sunday September 11, 2016 - 8:31 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Kulu Caam Wan Antum Bil Kheyr, Dhamaan Akhristayaasheena Sharafta leh hadaanu nahay Bahda K24 oo leh Maamul iyo Howlwadeena kaleba waxaanu idin leenahay Ciid Wanaagsan.

Sanadkan Sanadkiisa Kale Ku Gaara Farxad Basha Bash Iyo Baraaro Oo Uu Caafimaad fiicani la socdo.

Mahadsanidin Dhamaantiin.