Animation

Maamulka Galmudug oo Maamul cusub u sameyay Dagmada Balanbal Akhriso

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 5:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose Mudane Jaamac Xassan Salaad ayaa goor dhaw ku dhawaaqey magcyada xubnaha maamulka Cusub ee Degmada Balanbal waxaa munaasabad loo dhigay magacaabista xubnahan cusub ee maamulka Degmada Balanballe ku sugnaa Madaxeyne ku xigeenka Dawlada Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi iyo wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dawlada Galmudug.

Magacyada Xubnaha Maamulka Degmada Balanbal iyo Xilalkooda.

1_Jaamac Xayle Maxamed Aar
Gudoomiyaha degmada Balanbal
2_Cabdirisaaq Axmed Xalane
Gu. Kuxigeena koowaad ee Degmada.
3_Cabdi Xaaji Xasan
Gudoomiye kuxigeenka labaad ee degmada
4_ C/laahi Xasan Barre
Xoghayaha dawlada hoose
5_Cabdi faarax warsame
Madaxa waaxda amniga iyo siyaasada
6_ Saalax Cabdulle aadan
Madaxa waaxda arimaha bulshada
7_Dhakal qurac cali
Madaxa waaxda maamulka iyo maaliyadda
8_Cabdi miuse cali
Taliyaha booliska degmada
9_Cawil cabdi yuusuf
Taliyaha Nabad sugida degmada
10_Cabdifitaax daaahir buldhe
Kaaliyaha waaxda amniga iyo siyaasada
11_Faysal siyaad caanood
Kaaliyaha waaxda arimaha bulshada
12_Shirwad cali kulane
Kaaliyaha waaxda maamulka iyo maaliyadda
13_Cabdi caanood guuleed
Kaaliyaha waaxda garsoorka
14_Sheikh faarax cilmi faarax
Qaaliga maamulka degmada
15_Gambeys xassan gurato
Madaxa waaxda bay”ada iyo dhirta.

Allaa Mahad Leh.