Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Galmudug oo maamul usameyneysa degmooyin ay Cabudwaaq ku jirto.

 

Maamulka Galmudug Ayaa Bilaabay Sameynta Maamulada Dagmooyinka Goboladda Dhexe, Qaarkood.

Maxamed Xaashi Carabey Madaxweyne Ku Xigenka Maamulka Galmudug ee Cadaado oo maalmahan ku sugnaa Dagmadda Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa ka waramay ula jeedka Uu Deegaankaasi u jooggo,

Carabey Oo u Waramayay SBC Ayaa Sheegay iney Cabudwaaq u tageen isaga iyo wasiiro ka tirsan Galmudug, Howlo La Xiriira Sidii Loo Xalin lahaa Dagaalo Horay Halkaasi oga dhacay iyo Sidii ay maamul Ugu sameyn lahaayeen Deegaankaasi,

Waxaan wax ka weydiinay in Ay suurtoobi karto sameynta maamul loo dhanyahay iyadoo aysan dadka deegaankuba ku qanacsinayn Dhismaha maamulkan, Isagona Carabka ku dhuftay iney wali wadaan wada xaajoodka ay dadka deegaanka la yeelanayaan,

Kulamo kala duwan ayuu sheegay iney la qaateen qeybaha Bulshada deegaankaasi, ayna kala hadleen sidii Loo dhisi lahaa maamul Ay Yeeshaan dadka deegaankaasi, Islamarkaana Loowada Dhanyahay,

Dhinaca Kale Warar Madaxbanaan Ayaa sheegaya in Khilaaf uu ka dhex aloosanyahay masuuliyiinta Galmudug ee Halkaasi jogga Kuwaasi oo isku heysta Qaabka awood qeybsiga beelaha Ka Qeybgalaya maamulka Cusub

kismaayo24.com

abdi kafi abdi abdulle

 

Related posts

Ra’iisul Wasaare Sharmaake”Kenya waan kula Xisaab tameynaa Xayiraadii”

admin

Baarlamaanka Puntland Oo Loo Gacan Geliyey Mooshin Cusub Oo Ka Dhan Ah Shirkada DP World

admin

Daawo: Waxaa la Yiri Indho yar waxkasto kaa Filo Buundadii ugu Naxdinta iyo Yaabka Badnaay Caalamka oo Dalka Shiinaha laga dhisay

Tifaftiraha K24