Maalinta Haweenka Aduunka oo Maanta ay Ku Beegan tahay.

0

Xuska 8 Maarso ayaa ah Maalin Loo Aqoonsaday in Dunida Laga Xuso Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Aduunka.

Muqdisho Munaasabad ay Qaban Qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka ayaa La filayaa in Lagu Qabto, islamarkaana ay ka soo qayb Galaan Madax Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya.

“Sanad Waliba Waxaa La xusaa Xiligaan oo Kale Maalinta Haweenka Aduunk ee 8 Maarso