Animation

Lacag Laga dhacay Shirkadda Golis Xarunta Garowe

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 9:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Shirkada isgaarsiinta GOLIS ayaa galabta magaalada Garowe ay kaga dheceen Koox Hubaysan lacag dhan 95,000$ oo Dollar, Xili ay Lacagta gaari ku sideen Shaqaalaha shirkada ee xarumaha Laamaha Magaalada ku yaal.

Xiligii lacagta la dhacay Ayaa ahayd galab, iyadoo shaqaalihii iyo Garigii lacagtu saarnayd ay in cabaar ah Haysteen Kooxdan Weerarka soo qaaday Kadibna lacagtii la wareegeen Kooxdu iyad oo aan Cidina Wax ku Noqon Weerarkaas.

ilaa hada majirto masuul katirsan shirkadda Golis oo ka hadlay lacagta galabta laga dhacay Shirkada isgaarsinta Golis Xarunta ay ku leedahay Caasimada Puntland ,balse warkan ayaa soo baxay gordhawayd oo caawa ah .gacantana laguma dhigin kooxihii dhaca geeystay/

Facebook Comments