Somali News

Kooxda Ahlu-suna oo Cadeysay Mowqifkooda ku aadan Doorashada Maamulka Galmudug.

Bayaan kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu Cadeeyay in aysan qeyb ka aheyn Doorashada boobka ah ee DFS ay dooneyso in maamul loogu dhigo Galmudug.

Ahlusunna waxa ay caddeysay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay soo xushay Xildhibaanada Galmudug 69 ka mid ah,islamarkaana  loo diiday Odayaasha dhaqanka in ay soo xulaan.

Waxa ay sheegeen Ahlusunna in aysan qeyb ka ahaan doonin dhismaha maamulka Galmudug ee hadda socda, waxaana ay ugu baaqeen dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshadda Shir looga hadlaayo dhismaha Galmudug.

Related posts

TOP NEWS: Weerarkii Tooratoorow Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya miyaa Fuliyay Mise Ciidamada Mareykanka + Labada dhinac oo kala sheegtay weerarka cida fulisay

admin

Sawirro: Dowladda Federaalka oo Ciidamo si gaar ah u tababaran u dirtay Baydhabo

admin

War Cusub: Maxay tahay Sababta ay Magaalada Baydhabo u tageen Yuusuf Bahlaawi iyo C/Raxmaan Al-Cadaal oo Warfaafinta ka tirsan?????

Tifaftiraha K24