Somali News

Kheyre oo kala shiray wasaaradaha Maaliyada iyo Gaashaandhiga sidii duulaan loogu

Xasan Cali Khayre ayaa faray dhammaan wasiirrada iyo Taliyeyaasha Ciidamada ee kulanka ka qayb galay iyo hey’adaha Dowliga ah ee qaybta ka ah qorshaha, in ay dar-dar geliyaan dedaallada lagu diyaarinayo howl-gallada ka dhan ah Al shabaab.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay qorshaha horumarineed ee dhammaan adeegyada Bulshada looga hir-gelinayo degaannada la wareegeen Ciidanka Xoogga dalka.

Taliyayaasha iyo wasiirrada kulanka ka qeyb galay ayaa Ra’iisul Wasaaraha u ballan qaaday in ay dhammeystirayaan qorsha la dagaalanka Al shabaab iyo hir-gelinta adeegyada ka dambeeya ee lagu horumarinayo Bulshada iyo degaanka.

Related posts

Maxaad Ka Taqaanaa Xanuunada Sababi Karo In Qofka Neefta Afkiisa Soo Urto?

admin

TOP NEWS: Kulankii Xildhibaanada Baarlamanka ay Su’aalaha ku weydiin lahaayeen Raisul Wasaare Sharmaarke oo Maanta Baaqday maxay tahay Sababta?

admin

Dhageyso: Fadhi Wadajir Ah Oo Laga Yeelandoono Qabyo Tirka Dastuurka somaliya.

admin