Somali News

Kenya Oo Amar Culus Ku Soo Rogtay Duulimaadyada Kismaayo

Hay’adda duulimaadka rayidka ee dalka Kenya ayaa war ka soo baxay waxaa amar culus lagula duldhigay duulimaadyada ka yimaada magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland.

Qoraalka ka soo baxay hay’adda ayaa lagu amray duulimaayadii ka imaan jiray Kismaayo ee tegi jiray Kenya in ay soo maraan gatoonka diyaadaha magaalada Wajeer ee dalka Kenya si baaritaano dhinaca ammaanka ah loogu sameeyo sida lagu yiri qoraalka hay’adda duulimaadka rayidka ee Kenya.

Madaxweynayaasha dowladaha Somalia iyo Kenya ayaa horay heshiis ay u gaareen waxaa lagu kala saxiixday in duulimaadyada Muqdisho ay si toos ah uga degaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Related posts

Dhageyso: General xaamud oo maanta afkiisa isku ceebeeyay isagoona raali galin ka bixiyay hadal uu horay ugu taageeray xasan shiikh

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Maxaadan ogeyn oo Maanta Muqdisho ka dhacay Xili Amniga Magaalada uu…

admin

XASAASI: Dagaal Maalintii Labaad Galay Oo ka Socda Koonfurta Galmudug, Iyadoona…….

Tifaftiraha K24