Juventus oo champions ku gulaysan karta iyo Chelsea oo Saxiixayaasha cusub….

0

Kooxda Juventus ayaa ku jirta wakhtigii ay ugu dhawayd in ay ku guulaysato tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe oo ay ku fashilantay sanadihii ugu dambeeyay.

Juventus ayaa xagaagan si fiican uga soo adeegatay suuqa iyada oo la soo saxiixatay xiddigaha ay ugu waaweyn yihiin Cristiano Ronaldo iyo Bonnuci oo ay dib ugu soo celisay kooxda.

Hadaba shaxda Juventus ee xilli ciyaareedka dambe ma ku guulaysan kartaa champions League xilli ciyaareedka kadib marka aad shaxdan daawato

Dhanka kale

Saxiixyada Cusub ee Chelsea Kepa iyo Mateo Kovacic ayaa tababarka la bilaabay kooxdooda ka hor kulanka Blues ay sabtida ku furan doonto xilli ciyaareedka cusub ee Premier League.

Chelsea ayaa lacagihii ugu badnaa taariikhda kula soo wareegtay goolhayaha reer Spain ee Kepa waxayna u badan tahay inuu ku soo bilaaban doono kulanka berito maadaama uu Courtois ku biiray Real Madrid.

Kooxda reer London ayaa kulankeeda furitaanka horyaalka Ingiriiska beri ka hor tagi doonta Huddersfield.

 

Goalkeeper Kepa trained with his new Chelsea team-mates for the first time on Thursday

Midfielder Mateo Kovacic was put through his paces after arriving on loan from Real Madrid

Rob Green watches on as new Chelsea No 1 makes a save during training on Thursday

Kovacic is looking forward to getting started after sealing his move to Stamford Bridge

Olivier Giroud gets the ball under control as he looks to get up to speed for the new campaign