Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News

Jubbaland oo wafdi heer sare ah u dirtay Dalka Itobiya.

Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Adan ayaa garay Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itobiya.

Wafdiga Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa weheliyay Wasiirka Amniga Jubbaland iyo Xubno kale.

Ujeedada Socdaalka Masuliyiintan ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay ka qayb galka kulan Jubbaland iyo Itobiya ay ku kala saxixanayaan Heshiis dhanka ka wada shaqaynta Amnigq Xuduudaha ah.

Sido kale Masulyiinta Jubbaland ee u hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland ayaa Dowlada Itobiya kala hadlaya qalabeynta Ciidamo dhawaan lagu xareeyay Xerada Tababarka Ciidamada ee Doolow Somalia kuwas oo 20 bishaan uu u so xirmaayo Tababar kooban oo ay qadanayeen.

Wafdigaan marka ay boqashadooda oo dhowr bari qadan doonta so dhamaystan waxay dib ugu so laban doonan Gobolka Gedo.

Related posts

XASAASI: RW CCC Sharmarke Oo Arin Muhiim Ah Ka Dhawaajiyey (Tolow Maxay Tahay???)

Tifaftiraha K24

Daawo: Shiikh shariif iyo Maxamad Cumar carte oo isla gartay qodobo muhiim ah oo ku saabsan taageerada xildhibaanada gobolada wuqooyi

Tifaftiraha K24

madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo maanta La caleema saarayo

Ahmed sudani