Animation

Jowhar: Kursiga 4-aad Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeele oo La Doortay Yaase ku Guuleystay???

one response
Wednesday November 9, 2016 - 2:33 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

fb_img_1478701012386

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ayaa Doortay Kursiga Affaraad ee Aqalka Sare Maamulka Hirshabeele.

Senitorka 4-aad ee Aqalka sare Dowlad Goboleedka Hirshabeele waxaa ku Guuleystay Prof Dhaga Juun Kadib Markii uu ka Guuleystay Musharax kale ee Tartanka kula jiray.

Xildhibaanada ayaa Hada Bilaabay Codeynta Kursiga 5-aad ee Aqalka Hirshabeele