Jawaari Oo Xulafo Samaystay Iyo Khayre Oo 40 Wasiir Oo Xildhibaano Ah U Dagaalamayaan

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Fadaraalka Somaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari Oo Dagaal Adag Uu Kala Dhaxeeyo Xukuumada Somaliya Ee Uu Hogaamiyaha U Yahay Ra”Iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Ayaa Waxaa Uu Marayaa Meel  Xasaasi Ah.

Gudoomiye Jawaari Oo Wadnaha Farta Ku Haya Ayaa Samaystay Xulafo Difaacda Oo Ay Ugu Horeeyaan Gudiyada Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Somaliya.

Dagaalka U Dhaxeeya Soo Jabeenka Weyn Ee Baarlamaanka Wax Badan Ku Soo Jiray Laba Jeerna Gudoomiyaha Ka Noqday Markii Ugu Danbaysayna Quusiyay Shariif Istakiin Ayaa Awoodihiisa Gaarka Ah Hada Adeegsanaya.

Dhinaca Kale Ra”Iisul Wasaare Khayre Ayaa Doonaya In Uu Xilka Ka Qaado Pro Jawaari Si Uu Xilka Xukuumada Ugu Saraysa U Sii Hayo 6 Lixda Bilood Ee Soo Socota.

 

Baarlamaanka Somaliya Aan Xirnaa Maalmahaan Ayadoona Xili Habayn Lagu Soo Daadiyay Ciidada Darwiishta Ee Booliska Soomaaliyeed Laakiinse Qaylo Dhaan Ka Soo Yeertay Gudoomiye Jawaari Ayaa Waxaa Xarunta La Wareegay Ciidamada Amisom Ee Dalka U Jooga Nabad Ilaalinta.