Jabkii Axmed Madoobe ka soo racay Adis Ababa iyo qorshaha DF ay ka damacsantahay Jubbaland.

0

Hogaamiyaha Gabalkiisu si dhacayo ee haysta Maamulka Kismaayo ayaa jabkii ugu weynaa ee ebed soo gara kala kulmay Raisalwasaraha Itobiya.

Axmed madoobe oo qorsheyaal kala duwan u tagay adis ababa ayaa ugu horeyn waxa la waydiyay cida casuuntay iyo in uu ogolansho ka helay Wasaarada arimaha dibada Somalia oo ayadu qabilsan siyaasadaha arimaha dibada ee dalka Somalia.

Axmed madoobe labadaas su,alodba wa ka jawaabi wayay sababto ah si habqan ah ayu ku so galay adis ababa oo xarun u ah Itobiyada Cusub ee xiriirka dhow la leh Somaliyada Cusub.

Ahmed Madoobe ayaa intaasi.ka.dib lagu amray in hadaba dib ugu laabto meesha uu ka yimid madaama usan sifo sharci ah ku iman wadanka Itobiya.

Siyaasiga weyn ee Farax macalin dawaara oo isha ku hayay boqashada Axmed madoobe ee Adis Ababa ayaa ugu danbeyn so gudbiyay natiijadii ay ku so dhamatay

Sida kismaayo24 xog joose ku heshay Dowlada Somalia oo kaashanaysa Dowlada ay saaxiibada yihiin ee itobiya ayaa wada in Maamulka Axmed madoobe ee lagu tirinayo in uu xiriir la leeyahay Al shabab meesha laga saaro laguna badalo Maamul lo dhan yahay oo Somali oo dhami ay iska dhex aragto.

Axmed madoobe oo mudada uu jogay jubbaland dhib badan ka gaystay ayaa ugu danbeyn mari doona halkii u maray Abdi iley.