Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Isbitaalka Kalkaal ayaa soo Gababageeyeen Qaliimo Casri ah.

Cisbitaalkaan Ayaa Ku Yaal Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya Ayaa Waxaa Uu Sameeyay Qaliimo Casri Ah Oo Aan Horey Dalka Oo Dhan Looga Samayn Loona Aadi Jiray Wadanka Dibadiisa.

Kalkaal Ayaa Hada Sameeyay Qaliimada Kala Gooysyada Ama Jilmabaha Qaliinkaan Ayaa Ah Mid Ay Ka Faa”Iidaysteen Dad Weyne Soomaaliyeed Oo Kala Yimid Dalka Gudihiisa Gaar Ahaan Gobolada Dalka Waxaana Ay Sheegeen In Ay Dalka Ay Ka Heleen Baahiyo Horey Wax Looga Qaban Waayay Dalkeena Gudihiisa.

Qaliimadaan Ayaa Waxaa Fulinayay Khakhaatiir Ajaanib Ah Waxayna Qaliinka U Samaynayaan Hab Casri Ah (Laysar) .

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Oo Dhamaystiran 

 

 

Related posts

DEG DEG:-Ajaaniib ka qaxday Puntland, kadib markii ay soo baxday ….

admin

Saraakiil sare oo ka tirsan Booliska oo Xabsiga loo taxaabay Kadib markii lagu helay…

admin

Puntland oo weli Burburin ka wadda Gaalkacyo.

admin