Isbarbar Dhig Jawaari Iyo Khayre Yaa Siyaasada Ku Guuleysan Kara Yaana Awood Badan ? AKHRISO

0

                Gudoomiye Jawaari

  1. Gudoomiye Jawaari Waxaa Uu Haystaa Xildhibaano Gaaraya Ilaa Iyo 130 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya
  2. Gudoomiye Jawaari Waxaa Uu Haystaa Gudiyada Joogtada       Ah    Ee Baarlamaanka Somaliya Oo Si Adag Ugu Dagaalamaya
  3. Gudoomiye Jawaari Waxaa Uu Taageero Lama Filaan Ah Ka Helay Xisbiyada Damu’jadiid Iyo Daljir
  4. Jawaari Waxaa Uu Leeyahay Khibrad Ku Filan Oo Siyaasadeed Waxaana Uu Siyaada Ku Jiray Mudo Ka Badan 40 Sano.
  5. Jawaari Waxaa Uu Hada Heystaa Lacag Ku Filan Kana Difaaci Karta Mooshinka Xukuumadu Ka Wado Hadii Uu U Isticmaalo Hab Nidaamsan Oo Aan Lagala Goosan Karin.

                            

 

 

                  Ra”Iisul Wasaare Xasan Cali Khayre

 

  1. Khayre Waxaa Uu Haystaa In Ka Badan 40 Xildhibaan Oo Wasiiro Ah Sida Ay Ogaatay Madaxtooyo News
  2. Khayre Waxaa Uu Taageero Buuxda Ka Helay Xildhibaanada Aadka U Taageersan Madaxweyne Maxamed Cabdillahi Farmaajo
  3. Khayre Waxaa Uu Haystaa Lacag Ka Badan Lacagta Jawaari Maadaama Uu Shurko La Yahay Shirkada Oil And Gas Sidoo Kale Waxaa Uu Leeyahay Ganacsiyo Badan.
  4. Khayre Waxaa Uu Haystaa Taageero Shacab Maadaama Uu Yahay Afmaal
  5. Ugu Danbeyn Ra”Iisul Wasaare Khayre Waxaa Uu Taagero Ka Haystaa Madaxweyne Farmaajo Iyo Fahad Yaasin Xaaji Agaasimaha Madaxtooyada Somaliya

 

Gari Laba Nin Kama Wada Qosliso Ciyaar Siyaasadeedkaan Ayaa Ka Soo Bilaabatay Arrimo Hoose Oo U Dhaxeeyay Gudoomiyaha Baarlmaanka Jawaari Iyo Ra”Iisul Wasaaraha Qaranka Xasan Cali Khayre Ilaa Hadana Sooma Ifbixin Wax Keenay Mooshinka Laga Gudbiyay Gudoomiye Jawaari Marka Laga Reebo Eedaymo Ay Xildhibaanada Mooshinka Wadaa U Jeediyeen Jawaari Oo Ah In Uu Baarlamaanka Somaliya Ka Dhib Mid Fadhiid Ah.