Somali News

Imtixaankii shahaadiga ee Dowladda ay shalay daah-furtay oo Maanta Baaqday ( Ogoow Sababta)

Wasiirka Waxbarashada Gudaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxman dahir cusman ayaa sheegay in maanta la baajiyay Imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada Sare.

Mudane. Cabdiraxman Dahir Cusman oo lahadlay Wakaaladda SONNA ayaa baajinta Imtixaanka shahaadiga  ku sababeeyay Roobabka Mahigaanka ah ee ka da’aya Caasimadaa iyo qaar kamid ah Gobolada Dalka.

Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shalay si rasmi ah u daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka, kaasoo ay u fariisteen sanadkan 27,600 oo arday.

Related posts

TOP NEWS: Muxuu ka dhiganyahay kulankii dhexmaray Danjire Keating iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug Xaashi Carabey?

Tifaftiraha K24

Jubbaland iyo Dowlada Kenya oo heshiis wada saxiixday..

admin

Dhagayso+Sawiro:-Deeqo Jabriil oo Kawarbixiysay Waxqabadkeeda iyo Xirirka PL iyo Maraykanka

Tifaftiraha K24