Somali News

Ilhaan Cumar oo lacag ku taageertay dadka uu saameeyay fatahaada wabiga shabeelle

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka sarre ee dalka Mareykanka oo horey ubalan qaaday inay ka qeyb qaadan doonto gurmadka loo fidinayo dadka uu saameeyay fatahaadaha wabiga shabeele ayaa 5,000kun oo dollar ugu deeqday dadkaasi.

Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in xaalada dadka uu saameeyay fatahaada wabiga Shabeelle ay kala socotay baraha bulshada iyo warbixinada laga soo diyaariyo iyadoona sheegtay in sawirada iyo muuqaalada qaarkood ay ahaayeen kuwo indho xanuun iyo murugo leh.

Guud ahaan dalkeena Soomaaliya waxaa wali ka socda u gurmashada dadka uu saameeyay fatahaada wabiga Shabeelle iyadoona lagaarsiiyay gurmad hordhac ah.

Related posts

Ciidamada Milatary Somalia ee ku sugan Galmudug oo Mushaar lasiyay.

admin

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo Hada ka socda Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo?

Tifaftiraha K24

Kulankii Maanta ee Baarlamanka oo fashil ku soo dhamaadey iyo Wasiir Odowaa oo aan hortagin.

admin