Somali News

Howlgalo ka socda Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabelle.

Ciidanka Booliska maamulka Hirshabeelle ayaa  Xalay howl-gallo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada ka sameeyeen xaafadajha kala duwan ee Magaalada Jowhar ,waxaana ay ku soo qabteen dad looga shakisanyahay in ay xiriir la leeyihiin Alshabaab.

Howlgalkaan oo Saacado badan ka socday Xaafahada kala duwan ee Magaalada Jowlhar ayaa dadka lagu soo qabtay waxa ay u badanyihiin dhalinyaro,sida ay sheegeen taliska Booliska Magaalada Jowhar iyaga oo shaaca ka qaaday in lasii laba jibaarayo howlgalada noocaan oo kala ah.

Ammaanka magaalada Jowlahar ayaa maalmihii la soo dhaafay xumaaday kadib markii weerar lagu qaaday gurigiisa uu ku geeriyooday guddoomiye ku xigeenkii Amniga mamulka gobolka Sh/dhexe iyo wiil yar oo uu dhalay,iyada oo masuuliyadda dilkaasna ay sheegatay Al-shabaab.

Related posts

TOP NEWS: Xafiiska QM ee Soomaliya iyo Imaaraadka carabta oo ku heshiiyay in ay iska kaashadaan Horumarinta Dalka Soomaliya

admin

President Farmaajo declares war on Alshabab, calls on the public to support security agencies

Tifaftiraha K24

Daawo Sida RW Hore Abdiweli Sheikh logu so dhaweyay Garowe

admin