Top News

Howl galo saf balaaran ah oo saake kasocdo degmada Afgooye laguna baadi gobaayo…

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa Saaka howlgallo waxa ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa baadigoobaya dagaalyahano Al-Shabaab ka tirsan oo lagu tuhmayo in ay ku sugan yihiin qeybo ka mid ah Xaafadaha degmada Afgooye.

Howlgallada ayaa yimid ka dib markii Kooxo hubeysan ay xalay Afgooye ku dileen Nabaddoon si weyn looga yaqaanay Magaalada oo lagu Magacaabo  Xayeesi Mursal.

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in la adkeyn doono Ammaanka degmada Afgooye , madaama Al-Shabaab ay dhowr jeer ay kusoo qaadeen weeraro geystay khasaare kala geddisan.

Related posts

Dhagayso:- Waraysik24 Awlibaax ” Heshiis Rasmi ah ayaa laga Gaaray Khilaafkii Jubbaland iyo Siyaasiyinta “

Tifaftiraha K24

Taliye ku xigeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland Oo is Casilay

Sakariye Sakariye

TOP NEWS: Dowlada Kenya oo Lacag Dul Dhigtay soo qabashada maskaxdii ka dambeysay weerar laguq aaday Goob kaawada laga qodo ee ku taala Dalka kenya

admin