Animation

Hay”ada Hirda oo kulan samiiraar iyo tartan sports u qabatay dhalinyarada sports Gaalkacyo (Sawiro)

no responses
Wednesday September 23, 2015 - 9:01 under Breaking News by admin
mqdefault

kulanka iskugu jiraa saminaar iyo tartan isports oo  maantay loo qaabtay dhalinyarada sports gaalkacyo oo ay ka kalaa socdeen IDP qeebata  sports  dhalinyaro waqooyiga iyo koonfuurta gaakacyo ka kalaa socda  waxana ka soo qeeb galay 4 team Bulabacleey fc horseed b

Waxana saminaarka  looga hadlay ahmiyada ay u leedahay dhalinyarada nabada iyo is.dhaxgalka iyo qeebta ay ku leeyihin dhalinyarada  nabada ayaa ka dhacay hotel seylaan ee magalada gaalkacyo kulanka ayaa ahaa mid aad uga faaiideysteen dhalinyarada ka soo qeeb gashay saminaarka waxana ka soo qeeb galay gudoomiyaha sports Gaalkacyo madax hay.adda hirda Gaalakcyo oo dhalinyarada saminaarka maantay ay qateen waxay ku baraaruujiyeen doorka ay ku leyihin hamiyada  nabada iyo is.dhaxgalka dhalinyarada iyo sidi ay uga faaiideeysteen samirka

Gudoomiyaha sports Gobolka Mudug abdihodan ayaa u mahad celiyeey hay.adda hirda oo mar walba ka shaqeeysa arimaha bulshada in ay dhalinyarada mar walba ka caawiyaan sidi wacyo galin loogu sameen laha iyo tartamo sports si loo helo dhalinyaro ka bad baada dhibaatada mar walba ay u dhaga nugul yihin hadi la helo samiinaaro iyo tartamo waxa la helayaa dhalinyaro nadiif ah oo ka bad baada tahriibka qabyaalda Dilka daraagiiska iyo in ay cadow isku noqdaan

madaxa hirda Gaalkcyo abdiqnai khlaif carabey ayaa sheegay  in saminaarka saakay iyo kulanki galabta ay wada ciyaareen dhalinyarada kala matalaysay tiimamka

1 Horseed fc
2 Dhamee Fc
3 Bulabacleey
4 Fc Wabari  Fc   u ahaa mid aad u xabaarsana ahmida ay dhalinyarada u laheed in ay isku imaadaan samiinaar iyo tartan ay wada qaatan waa mid muujineesa in ay dhalinyarada u baahan yihin samiiraaro iyo tartamo sports

waxa kaloo ka hadlay dhalinyarada dhamaantoot oo ka soo qeeb galay saminaarka iyo tartanki lagu xusayeey maalinta nabada aduunka  international day of peace waxay aad ugu mahad celiyeen hay.adda hirda oo sanad walba u qabata international day of peace waxay hay.adda ka codsadeen in loo qabtoo tartamo badan iyo saminaaro si aan uga faaiideeysano nabada iyo is,dhaxgalka waayo hadi aanan  helin samiinaaro iyo tartamo waxan la kulmeeynaa dhibaatooyin badan oo khatar ah maantay saminaarka  waxan ka  faaiidnay wax ween oo qaali ah hadi aan sii wadno wax ween ayaa iska keen badalayo hadi aan nahay dhalinyarada ka kala socotay IDP iyo koonfurta Gaalkacyo  waqooyiga Gaalkacyo

Waxaa kalo xusiid mudan in aan Galabta aan  ku ciyaarnay garoonka  roog ah oo casri ah oo  lacag la aan ah kuna soo bandhignay ciyaar wanagsan meesha awaal garoonka rooga ah  halki saac  lacag lanaga qaadi jiray hay.adda hirda way inoo fududeeysay  4 team waxay noogu dhigtay koob   maalinta nabada aduunka

Gaba gabadi ayaa soo xiray madaxa hirda gaalkacyo wuxuna sheegay in tartanka galabta ka soo qeeb galeen 4 team waxa final isku soo haray horseed Fc vs Wabari Fc waxa koobki ku guuleestay team horseed 2  Wabari 0  waxana halkas lagu gudoonsiiyeey team horseed Fc koobki maalinta nabada aduunka dhalinyarada dhamaantot aad ayeey ugu farxeen ka soo qeebgalka  saminaarka iyo tartanki maalinta nabada aduunka oo soo qabaan qaabisay hay.adda hirda Gaalkacyo

FB_IMG_1442862287358 FB_IMG_1442999313908 FB_IMG_1442999318767 FB_IMG_1442999328123 FB_IMG_1442999341031 FB_IMG_1442999344933 received_886425338073916 received_886425578073892 received_886425781407205