Somali News

Sawirro: Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo isaga baxay Garoowe iyo ciidan badan oo uu siiwatay

Gudoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo khamiistii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland xilka ka qaadeen ayaa isaga tagay magaalada Garawe ee caasimada Puntland oo uu horey u degnaa.

Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) iyo ciidamo badan oo ilaalo u ah ayaa gaaray deegaanka Xiingalool ee Gobolka Sanaag isagoona halkaas kulamo kula yeelan doona waxgaradka iyo odoyaasha dhaqanka gobolka Sanaag.

Dhoobo Daareed ayaa horey warbaahinta ugu sheegay in magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ay sheegteen dad gooniya isla markaasna waxa uu shegay in Puntland wadajirkeeda tashi kasameysan doonaan shacabka gobolka Sanaag.

Related posts

DegDeg:-Qarax Miino oo Ciidamo katirsan Puntland Lagula Eegtay Duleedka Boosaaso

Ahmed sudani

WASIIRRADA XUKUUMADDA KHEYRE OO KU DAGAALLAMAYA KURSIGA GUDDOONKA BAARLAMAANKA.

admin

AQRI-MAGACYADA – Lix nin oo Macalimiin Dugsi Quraan ahaa oo Xabsiga Dhexe ee Magaalada Baydhaba laga sii daayey

admin