Somali News

Gudoomiye “Finish” oo dalka dib ugu soo laabtay

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho mudane cumar maxamuud maxamed finish ayaa dalka dib ugu soo laabtay muddo isbuuc ah oo uu kusoo qaatay dalka south Africa halkaas oo uu kaga qeyb galay shirka maayaradda casimaddaha Africa

Gudoomiye finisha ayaa inta uu halkaasi joogay waxaa uu kulamo la qaatay bulshada soomaaliyeed ee ku nool dalka south Africa isagoo kulamo la qaatay safaaradda soomaaliya ee dalka south Africa

 

Sidookale waxaa uu ka qeyb galay habeenimadii xalay aheyd kulan sagoontin ah oo loo sameeyay isagoo halkaasi ka hadlay waxaa uu sheegay “in wadooyinka muqdisho la furi doono isaguna jecelyahy in la furo”

Gudoomiyaha ayaa garoonka calamiga ah ee adan cade waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowlada federaalka soomaaliya iyo qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka gobolka banaadir

Related posts

Dhageyso: Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabeele oo Baaq Culus u dray Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland

Tifaftiraha K24

War deg deg:- Abaanduulaha Ciidamadda XDS oo Warqadii lagu xarayn lahaa Ciidanka Barre Hiiraale kasoo qaaday AMISOM iyo Barre Hiiraale oo….

admin

AKHRISO:Midowga Afrika oo shaaciyay tirada dalalka Afrika ee Cudurka Coronavirus soo gaaray.   

admin