Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Gudoomiye Dhac Geystay Gaalkacyo Yaab Ka Socda Arrag.

Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo, Maxamuud Yaasiin Tumay ayaa lagu eedeeyay inuu khilaaf ka dhex abuuray dhallinyarada magaalada Gaalkacyo.

Dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ayaa maalmahaan waday Barnaamij dhaqaale loogu aruurinayo dib u dhiska Garoonka Kubadda Cagta ee Cawaale.

Gudoomiyaha Dhallinyarada iyo Cayaaraha gobalka Mudug ayaa sheegay in khilaafka dhallinyarada uu abuuray, gudoomiyaha degmada, Maxamuud Yaasin Tumay

Khilaafka ayaa la sheegay inuu saameeyay dhallinyarada dhaqaalaha u aruurinaysay Garoonka Cawaale oo maalmihii la soo dhaafay tagayay xaafadaha iyo xarumaha ganacsiga.

Related posts

Dhageyso: Geedi Qaraxyada Muqdisho Al Shabaab kama danbeeyaan.

admin

Deg-Deg:- Xildhibaanada baarlamaanka Puntland oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii baarlamaanka

admin

Qofkii ugu Horeeyay Oo Muslim ah oo Noqday Duqa Magaalada London taariikhda Dalka Ingariiska

admin