Somali News

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku baaqay in la qanciyo.

War-Saxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa uu kaga hadlay xaalada Galmudug iyo shirka dib u heshisiinta ee dhawaan la filayo in uu qabsoomo.

Cali Gacal ayaa marka hore Xukuumadda Soomaaliya uga mahad celiyay qorshaha xalinta khilaafkii Galmudug iyo dhisida Galmudug Mideysan,xilli uu wado qorshahaas Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre.

Sidoo kale waxaa uu soo dhaweeyay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee dhawaan la filayo in uu qabsoomo,waxaana Xukuumadda Soomaaliya uu ugu baaqay inay xoog ku bixiso xalinta tabashada Beelaha dega deegaanada Galmudug.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug  Cali Gacal Casir.

Related posts

Dhagayso:- Somaliland oo weerar ku qaaday meeshii uu daganaa Prof Cali Khaliif Galeyr

Tifaftiraha K24

Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka Jabuuti kuna sugnaay Muqdisho oo Maanta…..+Sawirro

admin

Ciidamada Huwanta oo la wareegay deegaanno hoostaga G.Galgaduud

admin