Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo Dhuusamareeb Ku Wajahan

0

Waxaa aad u socda diyaar garowga soo dhoweynta wafdiga uu hugaaminayo gudoomiyaha baarlamaaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Casir

Kadib imaatinka Gudoonka iyo mudanaasha maqan ee maanta la socda gudoomiyaha ayaa waxaa la gudo gali doonaa soo dhisida xubnaha ku biiraya baarlamaanka galmudug ee lagu qeexay heshiiiskii Jabuuti ee ahlusunna iyo Galmudug
Iyadoo isla markaas xildhabaanada isku dhafka ah ay meel marin doonaan qodobadii heshiiskii la gaaray ku jiray sida xubnaha aan horay dastuurka ugu jirin