Animation

Gudomiyaha Barlamanka Galmudug oo lagu wargaliyay in usan Shir gudon noqon karin ka dib mooshin….

4 responses
Friday November 4, 2016 - 5:03 under Somali News by admin
mqdefault

Xildhibaanno ka tirsan Galmudug oo la hadlay saxaafadda ayaa uga digay guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug inuu qabto wax shaqo ah maadaama uu mooshin ka yaallo.

24 bishii lasoo dhaafay ee October ayaa xildhibaanno 34 xubnood ah ay mooshin xilka lagaga xayuubinayo ka gudbiyeen guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.

dd

Waxaana Xildhibaanada ay ku eedeeyeen guddoomiyaha inuu sharciga iyo xeer-hoosaadkii baarlamaanka uu ku tuntay.