Arimaha Bulshada Breaking News Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed Oo Maanta Shaaciyey Sida Ay Shaqadooda Noqon Doonto

Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Kulan ku Yeeshay Gudiga Doorashada,iyagoo soo bandhigay sida ay Shaqada noqon doonto.

Jadwalka Doorashada ayaa waxa uu yahay mid ay soo dhaweeyeen badankood Murashaxiinta,islamarkaana ku tilmaameen mid lagu farxo.

Gudoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa dhawaan soo magacaabay gudigaan.

Doorashada dhaceysa 17 November ayaa lagu wadaa in Baydhabo ka qabsoonto.

Related posts

Muuqaal: Daawo Maxaadan Ogeyn Oo Ka Cusub Naafadda Kismaayo Ku Dhaqan??

admin

DAAWO: Duubabka-dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Afka Furtay Dhulkana la galay Dowlada Federaalka

Tifaftiraha K24

SAWIRO: Raisul Wasaare Khayre oo kutagey kormeer booqasho Sooxiritaan ah.

admin