Animation

Gudiga Doorashada Dadban ee Jubbaland oo shaaciyay Shuruudaha laga rabo Musharaxa Aqalka Sare iyo Kan Hoose ee Barlamanka Somalia.

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 7:07 under Somali News by admin
mqdefault

Magaalada Kismaayo waxaa manta shir jaraid ku qabtay Gudiga doorashada dadban ee Aqalka sare iyo kan hoose ee Jubbaland .

Madaxweynihii hore ee Khaatumo State Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel oo hada ka mid ah gudigaan ayaa waxaa uu sheegay halka ay howli u marayso.

Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel ayaa waxaa u sheegay in beelaha xildhibanada ku leh Jubbaland ee aan wali soo gudbin ergadoodi ay si dag dag ah ku soo gudbiyaan .

Waxaa uu sido kale shaaciyay Shuruudaha laga rabo xildhibaanka Aqalka sare iyo kan hoose.

Qaybta hoose ka dhagayso Shirkaan Jaraid oo faafahsan.