Somali News Top News

Guddoomiye Mursal oo dib u habeyn ku sameeyay xubnihii guddiga maaliyadda

Kadib khilaafkii ka dhashay kala diriddii guddiga maaliyadda ee Baarlamaanka, Guddoomiye Mursal ayaa waxaa uu hadda dib u habeyn ku sameeyay guddigaas ay doodda badani ka taagneyd.

Guddiga waxaa laga eryay oo xubinnimada laga saaray guddoomiyihii guddiga Cali Caliyow, Guddoomiye kuxigeenka Maxamed Soomaali iyo Xoghayihii Guddiga C/llaahi Maxamed Nuur iyo xubno kale.

Balse guddiga weli waxaa xubno ka ah xildhibaanada mucaaradka ugu waaweyn oo ay kamid yihiin Mahad salaad iyo Axmad Macalin Fiqi.

Related posts

Daawo: Maxaa ka soo baxay shirkii golaha wasiirada ay maanta ku yeesheen muqdisho?

Tifaftiraha K24

Qarax Khasaare kala duwan sababay oo Maanta Magaalada Marka lagula eegtay Amisom

admin

Dhagayso+Sawiro:- Madax Ka Socday Shirkad Shiinays ah Oo Kormeer Kula Bixyay Wadadada Isku Xirta Cabudwaaqiyo Hobyo

Tifaftiraha K24