Animation

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka soomalia oo xalay ku geeriyooday magaalada muqdisho

no responses
Monday May 29, 2017 - 11:54 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Guddoomiye ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Axmed Abroone Amiin.

Axmed Abroone Amiin ayaa Guddoomiye ku xigeen ahaa Dowladii Madaxweyne Cabdi Qaasim Salaad Xasan ee lagu soo dhisay Magaalada carte ee dalka Jabuuti.

Masuuliyiin ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa inoo xaqiijiyay geerida Marxuumka, waxayna sheegeen inuu ku soo booday xanuun deg deg ah uu u geeriyooday.